RIKAAB - Waa saaxiibka dadweynaha.
Adeegga Rikaab waa adeeg Noociisa ah kii ugu horreeyay ee laga hirgeliyo dalka, isaga oo sameeyay shaqo
abuur aad u ballaadhan.
Waxa uu shaqo abuur u sameeyay darawalo tiradoodu gaadhasyo 6000+ oo darawal,
isaga
oo isku xidhaya darawalka iyo macmiilka.
Kala soo dag app-ka Rikaab PlayStore ama AppStore oo dalbo
darawalka kuugu dhaw.
Sidoo kale ka dablo Rikaab lambarka gaaban ee *7000#
ama wac 7000.
Rikaab waxa uu ka koobanyahy:
1- Rikaab Taxi: waa adeeg taxi oo kuu fududeynayo
inaad hesho
gaadhiga kuugu dhaw mudo yar gudaheed.
2- Rikaab Food: waa adeeg kuu fududeynayo inaad ka dalbato
cunada aad jeceshahay maqaayada
ama hodheelka aad dooneyso, adiga oo laguugu keenayo waqti aad u yar.
3- Rikaab Delivery: waa adeeg kuu
fududeynayo inaad ka dalbato
wax yaabaha aad u baahantahay sida Gas-ka, Biyaha iyo waxii la mid ah.
Set up your pick up location with one tap and choose your preferred DHAEEYE service.
Track your driver on the way. We will share with you details of the car and the driver.
Pay by Mobile money, Cash, Credit Card or use your Rikaab rewards.
Please let us know your experience. By rating, you are making the next ride better.